Waare oo dowlada Somalia ugu baaqay iney Itoobiya kala hadasho arrin Muhiim ah

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ugu baaqay dowlada federaalka Soomaaliya inay soo farogeliso arrimaha biyo la’aanta wabiga Shabeelle oo inta badan la dareemo xiliga jiilaalka oo ah xiliyadan oo kale. Max’ed Cabdi Waare Madaxweynaha Hirshabelle oo maanta ka hadlayay munaasabad lagu soo bandhigayay abuurka bariis cusub oo ay shirkad maxali ah ku soo … Continue reading Waare oo dowlada Somalia ugu baaqay iney Itoobiya kala hadasho arrin Muhiim ah